Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Seynab Cige Maxamed


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal aad u xiiso badna oo ay ka mid yihiin shibirl amatay oo booliska u sheegtay halka ay ku nooleyd, guri qiimihiisu ku kacayo 4 miylan ku dhowaad oo aan xitaa hal musqul lahayn iyo kuwo kale.

Qaybta dambana, waxaad barnaamijka Caweyska Washington kaga bogan doontaa fanka iyo heesaha fanaanadda Seynab Cige Maxamed.

Barnaamijka oo dhaemeystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG