Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Sanadka cusub iyo Soomaalida


Caweyska: Sanadka cusub iyo Soomaalida
Caweyska: Sanadka cusub iyo Soomaalida

Maxay qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA-du ay sanadkan cusub hiigsanayaan. Barnaamijka Caweyska kala soco.

Barnaamijka Caweyska Washington qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Sanadka cusub iyo waxa ay hiigsanayaan qaar ka mid ah dhagaystayaasha Soomaaliyeed, buug laga qoray xayawaanka yar yar iyo kuwa waaweyn, iyo qodobo kale.

Cabdisalaam Hareri ayaa inoo soo diyaariyay.

XS
SM
MD
LG