Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska: Majaajiliiste Xaynoosh Sanqoole

Cawayska: Majaajiliiste Xaynoosh Sanqoole
Cawayska: Majaajiliiste Xaynoosh Sanqoole

Barnaamijka waxaan idiinku haynaa, Majaajiliiste C/raxmaan C/laahi Bootaan (Xaynoosh Sanqoole) iyo qodobo kale oo xiiso badan

Toddobaadkan barnaamia waxaan idiinku haynaa

Wareysi, Fanaanka iyo majajiliistihii C/raxmaan C/laahi Bootaan (Xeynoosh Sanqoole) oo ku nool Uganda

Biriijka ama buundada aduunka uga dheeraa oo laga furay Shiinaha

Qeybtii saddexaad fanaannada Nimco Yaasiin Caraale, iyo waliba qodobo kale oo xiiso badan.

This item is part of
XS
SM
MD
LG