Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington: Luul Jeylani (Dhamaad)


Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso iyo la yaab-ba leh oo uu ka mid yahay aabbe dhalay 158 carruur ah, awoonana u noqday 500 oo kale. Waxaan sidoo kale idinku haynaa qaybtii u dambeysay ee waraysiga fanaanadda Luul Jeylan Cali.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG