Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Fanka cusub


Cawayska Washington, waa barnaamij toddobaad la ah oo xiiso badan.

Qoddobada aan idinku hayno barnaamijka Cawayska Washington waxaa ka mid ah;

Suugaanyahannada saluugsan suugaanta cusub

Jaceyl la bar-bar dhigay taleefon.

Heestii mobile-kaaga maxaa xidhay.

iyo dhinaca fankana waxaa caawa diyaar ah fanaanada reer Djibouti ee Mardiya.

XS
SM
MD
LG