Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Cumar Shooli


Barnaamijka todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo kala duwan oo idin xiisagalin doona.

Qodobada baraanmijka Cawayska waxaa ka mid ah:-

Waraysi lala yeeshay nin Soomaali ah oo wada mid ka mida ah baaburta basaska ah ee magaalada London oo maalin dhawayd baskii uu waday u joojiyay si uu salaad u tukado taasi oo qaar ka mid ah rakaabku u qaateen in uu isku diyaarinayo in uu is qarxiyo!.

Waxa kale oo aad ku maqli doontaan Fanaankii Madaalaha Hobolada Waaberi Cumar Shooli oo waraysi xiiso badan aan idinka hayno.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG