Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington: Fannaanadda Ubax Fahmo


Cawayska Washington: Fannaanadda Ubax Fahmo
Cawayska Washington: Fannaanadda Ubax Fahmo

Cawayska Washington waxaan toddobaadkan idiinku haynaa qodobo xiiso leh iyo fannaanadda Ubax Fahmo

Qodobada aan idiinku hayno Cawayska Washington waxaa ka mid ah;

-Waddanka Belguim oo aan muddo sannad ah lahayn dowlad rasmi ah.

-Nin ka warramaya xabaallo ay qoteen oo laga helay wax qiimo leh

-Makhaayad ku dhextaalla xabsi ku yaala Britain oo dhamaan shaqaalaha ka shaqeeya ay yihiin maxaabiista xabsigaasi ku xidhan.

Sidoo kale barnaamijkan Cawayska Washington waxaa ku maqli doontaan wareysi fanneed aan la yeelanayn fanaannadda Ubax Fahmo.

XS
SM
MD
LG