Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington


Waa mar kale iyo barnaamijkii xiisaha gaarka ah lahaa ee Cawayska oo aan idinku hayno qodobo cusub oo idin raali galin doona.

Waxaad kaga Bogan doontaan barnaamijkan maanso halku dhigeedu tahay wax walba dila

Sheekadii maguuraan iyo Fananada Khadiija Foodey iyo heeso cusub oo ramadaanka ka hadleysa.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee booggan.

XS
SM
MD
LG