Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Naanaysaha Soomaalida


Barnaamijka cawayska ee todobaadkan waxada ku maqli doontaan sheekooyin xiiso leh.

Qodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka waxaa ka mid ah:

Album gabayo ah .

Naanaysaha Soomaalida.

Waalida faafta, iyo Cabdinuur Darmaan oo rumaysan inuu yahay madaxweynaha Somalia.

XS
SM
MD
LG