Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha iyo Axmed Cabdi Xasharo


Wicitaanka Dhagaystaha waxaa marti ku ah Xoghayaha Isbahaysiga Dib-u-Xoreynta garabka Asmara Axmed Cabdi Xaashi "Xasharo".

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Cabdi Xaashi "Xasharo" oo ah xoghayaha Arrimaha Dibeda ee ururka Isbahaysiga Dib-u-Xoreynta garabka Asmara. Xasharo wuxuu haatan ku sugan yahay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Axmed Xasharo wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo ku saabsan xaallada siyaasada ee Somalia iyo waliba xaallada uu haatan ku sugan yahay ururka Isbahaysiga Dib-u-Xoreynta garabka Asmara.

Ka dhagayso barnaanijkan qeybta hoose ee qoraalkan

XS
SM
MD
LG