Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabsida Heysata Soomaalida Nairobi


Cabsida Heysata Soomaalida Nairobi
Cabsida Heysata Soomaalida Nairobi

Somalida ku dhaqan magaalada Nairobi ee Xarunta dalka kenya ayaa waxaa la soo dersay cabsida ay ka qabaan ciidamada amaanka dalkaasi.

Waxana ay ku jahwareersanyihiin waxa sida dhabta ah ay tahay iney ka cabsadaan.

Dhinaca kale dadka wadanka Kenya ayaa hadalheyntooda ugu badan ay noqotay Magaca Al-shabab iyagoo Soomaalida qaar ugu yeera Al-shabab.

Hadaba warbixin ay dhinaca amaanka iyo Dareenka Soomaalida uga hadleyso waxaa magaalada Nairobi nooga soo dirtay wariyeheena Falastin Axmed Iiman oo haatan ku sugan Nairobi

XS
SM
MD
LG