Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda dawladda Itoobiya ayaa goor dhowayd qabsaday magaalada Buurdhuubo kadib dagaallo qaraar oo socday tan iyo shalay.
Ciidamada huwanta ah ee isla socda ayaa la sheegay nay iska cabain xooggan kala kulmeen ururka al-Shabab duleedka magaalada. Ilaa shalay ayaa la sheegay inay dhaceen ilaa saddex dagaal meelo ku xeeran magaalada.
Al-Shabab ayaa la sheegay inay weli ka dagaalamayaan duleedka magaalada. Inta badan dadka magaalada ayaa la sheegay inay ka qaxeen madaafiicda la si weydaarsanayo.