Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian ah oo Badda laga soo Qabtay


Boosaaso: Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian ah oo Badda laga soo Qabtay
Boosaaso: Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian ah oo Badda laga soo Qabtay

33 Ethiopian ah iyo 10 Soomaali ah ayaa ciidanka nabad ilaalinta Puntland kasoo qabteen xeebta bari ee magaalada Boosaaso

Dad iskugu jira Ethiopian iyo Soomaali ayaa ciidanka nabad ilaalinta Puntland ay kasoo qabteen xeebta bari ee magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa sidoo kale soo qabtay doonyihii iyo qalabkii kale ee ay u adeegsanayeen safarkooda badda.

Warbixinta oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG