Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beeraleyda Jawiil oo sheegay in wax soo saarkooda uu kordhay


Deegaanno dhowr ah, oo ku yaalla gobolka Hiiraan oo ay ugu darneyd Baladweyne, ayaa waxaa si daran u saameeyay fatahaadda uu Wabiga Shabelle sameeyay gugi iyo deyrti sannadkaan.

Fatahadahaasi ayaa baabi’yay dhul beereed baaxad weyn, hase yeeshee, degmada Jawiil oo ka mid ah degmooyinka gobolka Hiiraan ayay beeralleydu sheegeen in wax soo saarkooda sannadkaan uu siyaaday.

Jamaal Axmed Cismaan oo dhawaan booqdey Jawiil ayaa warbixintan soo direy.

Beeraleyda Jawiil oo sheegay in wax soo saarkooda uu kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG