Mandera —
Hogaamiyayaasha Maamulka Mandera ayaa ku guuleystay nabadyenta colaad laba beelood ku dhexmartay tuulooyin hoos taga degmada Ramu ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo boqolaal qoys ay ka barakaceen.
Warbixintan waxaa soo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal