Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystayaasha iyo Danjire Cilmi Ducaale


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah ergayga joogtada ah ee Somalia u fadhiya Xaruunta Qaramada Midoobay ee New York Cilmi Axmed Ducaale.

Ergaygu waxa uu ka jawaabaya su’aalaha dhegaystayaasha ee ku saabsan hawlaha ay qabataan ergada joogtada ah ee Somalia u joogta xaruunta qaramada midoobay.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhagayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG