Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington: Erayada Ad adag ee Soomaaliga iyo Gabay iyo Geeraar


Barnaamijka Caweyska Washington waa barnaamij Xiiso leh oo aad ku maqashaan qodobo kala duwan oo aad ka bogan doontaan.

Qodobada aad ku maqli doontaan Caweyska Washington waxaa ka mid ah; Erayada Soomaaliga kuwee ugu adag in gabay amma geeraar laga sameeyo, Nin ku guuleystay Bakhtiyaa Nasiib labo jeer oo kala duwan, Xaynool Sanqoole oo Riyo Ku maala waddanka Uganda, iyo Fannaanka da'da yar ee heesaaga ah ee Cabdilcasiis Jarmal oo ku nool dalka Denmark.

Barnaamijka Caweyska Washington waxaa soo diyaariyay Cali Cabdi Xaraare.

XS
SM
MD
LG