Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Cawayska Washington iyo Mustafa Kiiko


Barnaamijka Cawayska todobaadkan waxaad ku maqlaysan waraysio xiise leh oo lala yeeshay Mustafe Kiiko iyo Cawaale Adan.

Barnaamijka ayaad lagu soo qaatay todobaadkan , laba waraysi oo xiiso badan oo lala yeeshay Fanaanka Mustafe Kiiko, iyo Fanaanka dhalinyarada ah ee Cawaale Aadan.

waxa kale oo aad ku maqli dontaan Cabsho ka timi eyda ku nool magaalada Berbera, faahfaahinta cabashadaasi ayaad kaga bogan kartaan barnaamijka.

Barnaamijka oo dhmaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG