Barnaamijka Cawayska Washington todobaadkan waxaad ku maqli doontaan:
Qisooyin yaab leh iyo Marxaladaha Mirqaanka.
Ganacsiga Fanaaninta
Goormaa kuugu dambaysay fanaanka wayn Maxmuud Warsame Qaasaali.
Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan.