Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij Gaar ah: Weerarada Ismiidaaminta ah


Barnaamij Gaar ah: Weerarada Ismiidaaminta ah
Barnaamij Gaar ah: Weerarada Ismiidaaminta ah

Barnaamijkan gaarka ah waxan ku eegaynaa weerarada is-qarxinta ah, taariikhdooda iyo goorta ay dalka Somalia soo gaareen.

Barnaamijka waxa marti ku ah Rashiid Axmed Taabe oo horay uga tirsanaa ciidanka Maraykanka, haddana DKMG ee Somalia arrimaha nabad-gelyada kala taliya. Waxa kale oo marti ku ah Sheekh Maxamed Faarax Cali (Al-Ansaari) oo horay uga tirsanaa ururka Al-Shabab, qeybtiisa militariga, haddan DKMG u qaabilsan hub ka-dhigista maleeshiyaadka Alshabab.

Waxa sidoo kale ka qeyb galaya Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ah Madaxa Golaha Imaamyada Woqooyiga Maraykanka.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG