Waa qeybtii 2aad ee barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya dhibaatada macluusha iyo abaaruhuku dhuftay dadka Soomaalida ah ee koonfurta Somalia.
Qeybtani waxay ka hadlaysaa xoolaha ku dhintay abaaraha iyo siday arrintaasi u saameysay xoollo dhaqatada.
Barnaamijka oo dhamesytiran qeybta hoose ka dhageyso.