Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wicitaanka Dhageystaha


Barn. Wicitaanka Dhageystaha
Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka wicitaanka dhageysta wuxuu kusaabsan yahay dastuurka cusub ee dalka Kenya iyo waxyaabaha ku xusan.

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha wuxuu ku saabsan yahay dastuurka cusub ee dalka Kenya ee 4-ta bishan August afti looga qaadi doono dadweynaha dalka Kenya.

Barnaamijka waxaa marti inoogu ah guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalim, ayaa sharrixi doona qodobada kuxusan dastuurka iyo sida uu saameynayo dadka diimaha kala duwan haysta ee dalkaasi Kenya.

Faarax Macalim wuxuu sidoo kale ka jawaabi doonaa su'aalo ay weydiinayaan dhageystayaasheena iyo Falastiin Axmed Iimaan oo barnaamijka inoo diyaarisay.

XS
SM
MD
LG