Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Amuuraha Maraykanka


Barn. Amuuraha Maraykanka
Barn. Amuuraha Maraykanka

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay isbedelka uu madaxweyne Obama ku sameeyay hay'adaha amniga ee dalkan Maraykanka.

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay isbedelka uu madaxweynaha dalkan Maraykanka Barack Obama ku sameeyay hay'adaha amniga ee dalkan Maraykanka.

Leon Benetta oo ah madaxa hay'adda sirdoonka ee CIA ayaa qaban doona xilka Xoghayaha Gaashaan dhigga, ka dib markii xoghayaha haatan xilka haya Robert Gates uu sheegay inuu shaqada ka fariisanayo 30 bisha June.

David Petreaus oo ah sarkaalka ugu sarreeya ciidanka Maraykanka, haddana ah abaanduule ka ah dagaalka Maraykanka uu kaga jiro Afqaanistaan ayaa madax ka noqon doona hay'adda CIA.

Madaxweyne Obama ayaa Congresska weydiisanaya in xilka loo kordhiyo Robert Muller, madaxa Laanta Dembi-baarista ee FBI, oo isagu xilkiisa ku eg dhammaadka bisha September ee sanadkan.

XS
SM
MD
LG