Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bangiga Adduunka Oo Mashaariic ka Fulinaya Somaliland


world bank logo
world bank logo

Somaliland ayaa lagu daahfuray barnaamij lagu horumarin doono baanka dhexe iyo gancsiyada kala duwan, kaasi oo ay ku bixi doonto lacag ku dhaw sagaal milyon oo dollar.

Barnaamijkan oo uu maal-galinayo baanka aduunku ayaa lagu taageeri doonaa dhismaha shuruucda bangiga, wuxuuna taageero siin doonaa fikradaha ganacsi ee miro dhalka u ah bulshada.

Wasiirka qorshaynta Somaliland Cali Xuseen Ismaaciil oo waraysi gaar ah siiyay wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa sheegay in mashruucani uu wax ka tari doono shaqo la’aanta dhalinyarada haysata.

Bangiga Adduunka Oo mashaariic ka fulinaya Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG