Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo Furmay


Bandhigga Buugaagta Muqdisho
Bandhigga Buugaagta Muqdisho

Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay bandhigga buugaagta oo socda sannadkiisii labaad ee bandhiggan la qabto.

Bandhigga buugaagta ayaa waxaa lagu soo bandhigayaa illaa saddex kun oo buugaag ah oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga iyo kuwa qalaad intaba.

Waxaa bandhigga ka qeyb-galaya in ka badan 30 qorayaal Soomaali ah, ayada oo sidoo kale ay qeyb ka yihiin qorayaal ajnabi ah.

Bandhigga ayaa waxaa soo abaabulay qorayaal iyo dadka xiiseeya akhriska.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdishu kasoo diray weriyaheena Jacfar Kuukaay.

Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG