Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baasaboorka Somalia oo Muqdisho lagu Daabici Doono


Baasaboorka Somalia oo Muqdisho lagu Daabici Doono

Waaxda Socdaalka ee DFKMG ah ee Somalia ayaa sheegtay in markii ugu horeysay baasaboorka Somalia waddanka gudihiisa lagu daabici doono

DFKMG ee Somalia shaaca ka qaaday in madbacad cusub oo dhawaan waddanka la keenay ay fududeyn doonto in markii ugu horeysay awood loo yeelan in baasaboorada Somalia waddanka gudihiisa lagu daabaco.

Hadal uu jeediyey Madaxweynaha Somalia, Sherif Sheekh Axmed ayaa uu ku sheegay arrintani ay xamakameyn doonto baasaboorada Soomaalida ee dad Somalia aan u dhalanini ay qaataan.

Warka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG