Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Aqoonyahanka ee Shirkii Garoowe


Aragtida Aqoonyahanka ee Shirkii Garoowe
Aragtida Aqoonyahanka ee Shirkii Garoowe

Ururada bulshada rayidka ah ee ka qeyb galay ayaa rajo ka muujiyey wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee Garoowe ka dhacay

Ururada bulshada rayidka ah ee ka qeyb galay ayaa rajo ka muujiyey wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee Garoowe ka dhacay.

In kasta oo hanaanka awood-qeybsiga Soomaalida ee 4.5, loo arkay inuu aanu ahayn hanaan caddaaladi ku dheehan tahay, haddana, marka la eegay, xaaladda amaanka ee dalka ee xiligan, waxa xubnaha bulshada rayidka ahi arkeen in si KMG ee 4.5ka loo sii wado.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG