Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amuuraha Islaamka: Heshiiska Falastiiniyiinta


Amuuraha Islaamka: Heshiiska Falastiiniyiinta
Amuuraha Islaamka: Heshiiska Falastiiniyiinta

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka wuxuu ku saabsan yahay heshiiska ay kala saxiixdeen maamullada Falastiiniyiinta ee Fatax iyo Xamaas.

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka wuxuu ku saabsan yahay heshiiska ay kala saxiixdeen maamullada Falastiiniyiinta ee Fatax iyo Xamaas.

Heshiiska ay kala saxiixdeen labada garab ayaa dhigaya in la mideeyo labada maamul ee ka kala arrimiya Daanta Galbeed iyo magaalada Gaza, si wadajir ahna loo qaban qaabiyo doorashooyin ka qabsooma deegaanada Falastiiniyiinta.

Xukuumadda Israa'iil ayaa cambaareysay heshiiskaasi, iyadoo kala dooreysiisay ururka Fatax ee madaxweyne Maxamuud Cabbaas, inuu kala doorto nabadda Israa'iil iyo heshiiska ururka Xamas oo Israa'iil iyo Maraykanku u arkaan urur argagixiso.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo diyaariyay, soona jeedinaya.

XS
SM
MD
LG