Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Islaamka: Dhageysi Xagjirnimada


Ammuuraha Islaamka: Dhageysi Xagjirnimada
Ammuuraha Islaamka: Dhageysi Xagjirnimada

Barnaamijka Amuuraha Islaamka wuxuu ku saabsan yahay dhageysi ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay xagjirnimada Muslimiinta dalkan Maraykanka.

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhageysi ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay xagjirnimada Muslimiinta dalkan Maraykanka.

Dhageysigan oo dhaliyay muran ballaaran waxa uu ka dhacay Aqalka Congress-ka, kaasoo soo qabanqaabiyay Peter King oo ka tirsan Congress-ka, ahna Jamhuuri lagana soo doorto magaalada New York.

Mr. King ayaa ku eedeeyay goobaha Islaamku inay yihiin halka ay ka timaaddo xagjrinimadu, hase yeeshee arrintaasi waxaa jawaab ka bixiyay Muslimiinta.

XS
SM
MD
LG