Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amm. Islaamka: Taliban iyo Maraykanka oo Wadahadlaya


Amm. Islaamka: Taliban iyo Maraykanka oo Wadahadlaya
Amm. Islaamka: Taliban iyo Maraykanka oo Wadahadlaya

Ururka Taliban ee dalka Afghanistan ayaa daaha ka qaaday in ururka iyo dalka Maraykanku ay bilaabayaan wadahadal heshiis lagu gaari karo

Ururka Taliban ee dalka Afghanistan ayaa daaha ka qaaday in ururka iyo dalka Maraykanku ay bilaabayaan wadahadal heshiis lagu gaari karo.

Heshiiska horudhaca ahi waxa uu sheegayaa in Ururka Taliban uu xafiis siyaasadeed ka furan doono dalka Qatar.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG