Barnaamijka maanta waxan ku eegaynaa furasadaha iyo loolanka horyaalla kacdoonada dalka Tunisa iyo Masar oo qaarkood miro-dhal noqdeen.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.
Barnaamijka maanta iyo kuwa toddobaadada dambe waxan ku eegaynaa furasadaha iyo loolanka horyaalla kacdoonka dunida Carabta