Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amm. Islaamka: Al-Shabab oo Magac Cusub la Baxay


Amm. Islaamka: Al-Shabab oo Magac Cusub la Baxay
Amm. Islaamka: Al-Shabab oo Magac Cusub la Baxay

Ururka Al-Shabab ayaa la baxay Imaarada Islaamka ee Somalia, waxana uu culimada Islaamka ka codsaday inay tusaaleeyaan ama iyaga raacaan

Ururka Al-Shabab ayaa la baxay Imaarada Islaamka ee Somalia, waxana uu culimada Islaamka ka codsaday inay tusaaleeyaan ama iyaga raacaan.

Sababta uu ururku u beddalay magaciisa ayaa siyaabo kala duwan la macneeyay, iyada oo laga yaabo in taageero hor leh ku raadinayaan ama ay doonayaan in haddii laga adkaado ay damacsan yihiin in ay ku andacoodaan in iyaga oo ah maamul weyn, oo aan urur ahayn, ay meesha ka baxaan.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG