Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM oo Codsanaysa Ciidan Dheeri ah


AMISOM oo Codsanaysa Ciidan Dheeri ah
AMISOM oo Codsanaysa Ciidan Dheeri ah

Toddobaad ka dib ayaa Midowga Afrika uu Golaha Ammaanka ka codsan doonaa in tirada AMISOM ee Somalia laga dhigo 17,700 oo askari

Midowga Afrika ayaa isu diyaarinaya inay xoojiyaan olalahooda milateri eek a dhanka Kooxda Al shabaab, waxayna ka dalbanayaan golaha amaanka ee QM in kor loo qaado tirada iyo awooda ciidamada nabad ilaalinta ee jooga Somalia ee AMISOM.

Toddobaad ka dib ayaa Midowga Afrika uu Golaha Ammaanka ka codsan doonaa in tirada AMISOM ee Somalia laga dhigo 17,700 oo askari.

XS
SM
MD
LG