Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabab oo Weerartay Yurkud


Dagaal socday in ka badan 6 saacadood, kaas oo uu dhexeeyey ururka Alshabab iyo ciidanka Ethiopia ayaa sababay dhimashada in ka badan 20

Dagaal socday in ka badan 6 saacadood, kaas oo uu dhexeeyey ururka Alshabab iyo ciidanka Ethiopia ayaa sababay dhimashada in ka badan 20 qof oo iskugu jira dad shacab ah iyo dhinacyadii dagaalamayey.

Warkan oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG