Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ahlu Sunna oo Shir u Furmay


Ahlu Sunna oo Shir u Furmay
Ahlu Sunna oo Shir u Furmay

Wakiilo ka socda ururka Ahlu-Sunna ee gobollada Dhexe ayaa maanta degmada Cabudwaaq uga furmay shir ay ku sameysanayaan maamul.

Shirweyne ay leeyihiin ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ee gobollada Dhexe ayaa maanta ka furmay degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud. Afhayeen u hadlay ururkaasi ayaa VOA u sheegay in ururkaasi sidoo kale goob joog yihiin wakiilo ka socda urur goboleedka IGAD iyo Itoobiya.

Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada shirkaasi korneyn Xuseen Maxamed Cosoble, ayaa VOA u sheegay in u jeedada kulankaasi ay tahay in looga dhowaaqo maamul mideeya Ahlu-Sunna ee gobollada Dhexe.

XS
SM
MD
LG