Ciidamada DKMG ee Somalia ee jooga gobolka Gedo ayaa sheegay inay qaadayaan "wajigii labaad" ee dagaal ay kala hortagayaan Al-Shabab.
Xildhibaan ka tirsan DKMG ee Somalia oo in muddo ahba meesha joogay ayaa sheegay in weerarkan ay qorsheynayaani uu qeyb ka yahay dagaalkii ay horeba ugula jireen ururka Al-Shabab.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.