Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump iyo Putin oo ku kulmi doona Sacuudiga


Madaxweyne Trump iyo Madaxweyne Putin oo ku kulmay magaalada Helsinki, bsihii July 16, 2018.
Madaxweyne Trump iyo Madaxweyne Putin oo ku kulmay magaalada Helsinki, bsihii July 16, 2018.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in isaga iyo hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ay ku heshiiyeen in ay "si degdeg ah" u bilaabaan wada-xaajood ay madaxweynaha Ukraine kala yeelanayaan soo afjarista colaadda u dhexeysa Ruushka iyo Ukraine.

Trump ayaa dhanka kale sheegay in isaga iyo madaxweyne Putin ay yeelan doonaan kulamo, iyadoo kan ugu horreeyana uu sheegay in uu ka dhici doono dalka Sacuudiga.

Warbixintan waxaa diyaarisay Anita Powell, waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Trump iyo Putin oo ku kulmi doona Sacuudiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG