Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odayaal Muqdisho ku cayaara tartan fallaar tuur ah


Odayaal Muqdisho ku cayaara tartan fallaar tuur ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:10 0:00

Odoyaal ku sugan degmada Boondheere ayaa galab walba ku tartama gammuunka. Odoyaashan ayaa VOA u sheegay in tartanka fallaartu uu yahay dhaqan soo jireen ah. Jamal Axmed Cisman ayaa soo jeedinaya warbixintan oo uu duubay Cabdulqaadir Zubeyr.

Madal

XS
SM
MD
LG