Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay sababta ka dambeysa xoogeysiga xiriirka Ruushka iyo dalalka ay afganbiyadu ka dhaceen?


FILE PHOTO: Russia's President Putin and Burkina Faso's interim President Traore meet in St Petersburg
FILE PHOTO: Russia's President Putin and Burkina Faso's interim President Traore meet in St Petersburg

Xiriirka iyo iskaashiga Ruushka iyo dalalka Africa, gaar ahaan dalalka ay Afgambaydu ka dhaceen ayaa sii xoogaysanaya, iyada oo dadka u ololeeya dimuqraadiyaddu ay walaac ka qabaan iskaashiga sii ballaaranaya.

Xuseen Barre ayaa warbixntan inoo haya.

Xiiriirka Ruushka iyo Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG