Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fasiraadda go'aanka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan is-afgaradka Itoobiya iyo Somaliland

Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi
Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi

Madaxda ugu sarreysa Dowladda Soomaaliya ayaa ka horyimid heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Somaliland ay la gashay Ethiopia ee ahaa in 20 KM oo dhul badeed ah ay ka kireyneyso Itoobiya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hor hadlay Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid aan la qaadan karin, halka xukuumadduna ay soo saartay qoraal iyo war-saxafaadeed ayidaya haladalka uu madaxweynuhu jeediyay.

Haddaba, maxaa lagu fasiri karaa go'aanka dowladda Soomaaliya kasoo baxay? Weriayaha VOA-da ee Muqdisho ayaa arrintaasi ka wareystay Abuukaate Cabdiwaaxid Cabdullaahi.

Fasiraadda go'aanka dowladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG