Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Xaquuqda Aadanaha


Hargeysa
Hargeysa

Somaliland waxa maanta laga xusay maalinta Caalamiga ah ee xuquuqda Aadamaha oo ku beegan 10-ka December, waxaana gudigga xuquuqda aadamaha ee qaranka ay sheegeen inay socdaan dadaallo lagu xaqiijinayo dhawrista xuquuqda aadamaha inkastoo wali qabyo ka jirto siyaasadaha iyo xeerarka taabanaya arimaha xuquuqda insaanka.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo laga xusay maalinta caalamiga ah ee Xaquuqada Aaadaaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG