Muqdisho —
Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay, in dad ka badan 120 qof ay ku dhinteen fatahaadda wabiyada Jubadda iyo Shabelle iyo daadadka ka dhashay roobabki xoogganaa ee bishi hore ka da’ay qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Fatahaadaha ayaa si xun u saameeyay magaalooyin iyo tuulooyin badan oo ku yaalla koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Warbixintan arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Nur Hassan Nur.
Madal