Bander Bayla —
Degaannada xeebaha waxaa weli ka jira dad u dhisan iskaashato oo ka kalluumaysta badaha, kuwaasi oo la halgama sidii ay usoo saaran lahaayeen nolol malameedkooda.
Dadkaasi waxaa ka mid ah Axmed Ismaaciil Cabdi oo ku nool Bander Bayla oo ku taal bariga Puntland.
Axmed Ismaaciil oo ah xiriiriyaha iskaashada kalluumaysata Bandar Beyla ayaa dhowaan uga warramay Haaruun Macruuf shaqadiisa kalluumaysiga.
Madal