Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsato Soomaaliyeed oo ka qeyb-galay bandhigga diyaaradaha Dubai


Haashim Cali
Haashim Cali

Magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta waxaa sanad kasta lagu qabtaa bandhigga diyaaradaha calaamka.

Sanadkan, waxa ka qeyb galay ganacsato Soomaaliyeed, oo meesha ku soo bandhigay duulimaadyada iyo adeegyada ay qabtaan. Shirkado ay ka mid tahay Premier Airline oo ka diiwaan gashan Kenya, ayna leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed, ayaa sanadkan ka qeyb galay bandhigga.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa haddaba arrimaha bandhigga iyo ahmiyadda uu leeyahay ka wareystay Haashim Cali oo ka mid ah madaxda shirkadda Premier Airline oo ka howl gasha Kenya, Soomaliya iyo South Sudan.

Ganacsato Soomaaliyeed oo ka qeyb-galay bandhigga diyaaradaha Dubai
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG