Beledweyne —
Hay’adda cuntada Aduunka ee WFP ayaa saadaalineysa in rubac ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ay wajahayaan xaalad gaajo daran ah sanadkan, kadib daadad ballaaran oo ku dhuftay gobollo badan oo Soomaaliya ah.
Meelaha ay daadadku saameeyeen waxaa ka mid ah magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.
Madal