Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maamulka Muqdisho oo sheegay inay wadaan qorshe biyo mareenno lagu sameynayo

Somali children wade through floodwaters outside their makeshift shelters following heavy rains at the Al Hidaya camp for the internally displaced people on the outskirts of Mogadishu, Somalia, Nov. 6, 2023

Xilliyada roobabka magaalada Muqdisho waxaa saameeya daadadka oo burbur u geysta jidadka, waxaana loo aaneeyaa biya mareennaddii magaaladu laheyd oo dagaaladii ku burburay iyo nidaam xumo xagga deegaanka ah.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhawaan ay xal waara u heli doonaan mushkiladdan.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka ee dhanka howlaha guud Xassan Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in ay howl geliyeen qubaro ajaanib iyo soomaali ah oo lagu wado in xal ay u keenaan biya mareenada magaalada. Waxaa wareystay Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Wareysi ku saabsan biya mareenka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG