Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Puntland oo soo saaray jadwal doorasho, xilli maamulka Deni uu ku adkeysanayo qof iyo cod


Dalladda ay ku mideysan yihiin mucaaradka Puntland ayaa maanta magaalada Garowe kasoo saaray jadwal doorasho oo dhinacooda ah, oo ay ku sheegeen in doorashadu ay ku qabsoomeyso waqtigeeda oo ku began 8-da bisha Janaayo ee sanadka 2024-ka.

Arrintan ayaa kusoo beegmeysa xilli maamulka Puntland uu maanta mar kale ku celiyay in dhamaan ay u diyaarsan yihiin farsamooyinkii lagu qaban lahaa doorashada qof iyo cod.

Wariyaha VOA-da Yuusuf Maxamud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Boosaaso.

Khilaafka doorashada Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG