Muqdisho —
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa maanta daah-furay shir looga hadlayo xoojinta wadashaqaynt ee booliska heer federaal iyo midka maamul goboleedyada.
Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.
Madal