Baydhaba —
Shir ay isugu yimaadeen Maamullada degmooyinka iyo gobollada Koofur Galbeed ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo. Shirkan ayaa qodobada looga hadlayo waxaa ka mid ah arimaha amniga, gaar ahaan diyaargarowga wejiba labaad ee dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab; iyo weliba arrimaha bani’aadminnimada.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Madal