Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabsida laga qabo fatahaadda webiyada oo korortay


Somalia Floods Beledweyne Fatahaad
Somalia Floods Beledweyne Fatahaad

Roobab laxaad leh ayaa ka da’aya magaalada baydhaba iyo degaanno ka mid ah maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Sidoo kale waxaa roobab laga soo sheegay degananno ka mid ah dhulka Soomaalida Itoobiya, taasi oo sii kordhisay cabsida laga qabo in webiyadu ay fatahaan.

Wararkii ugu dambeeyey ee roobabka waxaa warbixintan inooga soo diray Mukhtaar maxamed Catoosh.

Cabsida laga qabo fatahaadda webiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG